MAANHADAL: Golaha Wasiirada Madaxweyne Deni ma yihiin golihii la filayey tiro iyo tayo ahaan? (dhegayso)

MAANHADAL: Golaha Wasiirada Madaxweyne Deni ma yihiin golihii la filayey tiro iyo tayo ahaan? (dhegayso)

Ku soodhawaada barnaamijkii MAANHADAL oo maanta ay marti noogu yihiin laba aqoonyahan oo kala ah qoraa Maxamed Xasan Cirro iyo Prof. Maxamed Xareed Cali. Waxa aan ku falaanqayneynaa siyaasadda Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada. Waxa aan abbaari doonnaa in goluhu yahay kuwii la filayey tiro iyo tayo ahaan. Adiga se maxay kula tahay?

Kaga bogo MAANHADAL iyo maanta oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com