MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaalmeel walba oo aad joogtan, kuna soodhawaadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkiba maalinta Jimcaha aad ka dhegaysataan Radio Daljir. Asbuucaan barnamaijka waxa aan ku sooqaadaneynaa midowga Maamulada Galmudug iyo Ahlu-Sunna Wal Jameeca oo shalay ku midoobay Dhuusamareeb, caasimada Galmudug.

Barnaamijka waxaa Magaaladda Dhuusamareeb ka soo jeedinaya wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com