AMISOM oo balan qaad u sameysay dowladda Puntland

HomeWararka

AMISOM oo balan qaad u sameysay dowladda Puntland

Ergayga Gaarka Midowga Afrika ee u qaabilsan Soomaaliya ayaa balan qaad u sameeyey madaxwaynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo

Cabdirisaaq Diiriye Maxamuud oo Cabasho ka muujiyey Hadal uu sheegay Taliyaha Saldhiga Burtinle
Dil qisaas ah oo saakay lagu fuliyey laba nin oo horay dilal ugaystay
Warka Caweysin iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ergayga Gaarka Midowga Afrika ee u qaabilsan Soomaaliya ayaa balan qaad u sameeyey madaxwaynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) .

Ambasador Madeira oo ah wakiilka gaarka ee Midwoga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in ay AMISOM ay ka caawin doonto la dagaalanka Al-shabaab iyo Daacish, sida uu yiri.

Eragyaga ayaana sheegin nooca taageerada ay siinayaan Puntland.

AMISOM oo ay ka joogaan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya inka badan labaatan kun oo ciidamo , mushaarna ay ku qaataan ayaa waxaan jirin wax hormar ah oo ay ka sameeyeen dagaalada ay kula jiraan Al-shabaab tobankii sano ee lasoo dhaafay, iyadoo dad badan ay u arkaan mashruuc lagu qaato dhaqaalaha Soomaaliya ee Beesha Caalamka.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: