Cabdirisaaq Diiriye Maxamuud oo Cabasho ka muujiyey Hadal uu sheegay Taliyaha Saldhiga Burtinle

Cabdirisaaq Diiriye Maxamuud oo Cabasho ka muujiyey Hadal uu sheegay Taliyaha Saldhiga Burtinle

Cabdirisaaq Diiriye Maxamuud (Sangod) oo ah Aabaha Dhalay Allaha Unaxariste Marxuun Cabdiqafaar Cabdirisaaq Diiriye oo 9kii Bishaan July lagu dilay Degmada Burtinle ayaa wuxuu cabasho ka muujiyey Hadal uu warbaahinta ka sheegay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Burtinle Cabdul qaadir Axmed Cumar Xili uu ka warbixinayey sida uu u dhacay Falka uu ku dhinatay Marxuun Cabdiqafaar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com