Wacaal daray ah: Madaxweynaha Hiirshabeele oo isku shaandhayn Golihii wasiiradda ku sameyeey

HomeWararka

Wacaal daray ah: Madaxweynaha Hiirshabeele oo isku shaandhayn Golihii wasiiradda ku sameyeey

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada waxaana hadda ka socda xarunta mad

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka Wasiirada Jubbaland?
Caawa & Daljir iyo Wariye Maxamed Lakiman
Soomaaliya: Dad hor leh oo u dhintay cudurka Covid-19

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada waxaana hadda ka socda xarunta madaxtooyada Hirshabelle ku dhowaaqista golaha cusub ee Wasiirada.

Madaxweyne Waare ayaa hore u sheegay in uu dhisayo dowlad ka kooban xildhibaano iyo xubno kale oo laga soo xulay beelaha dega Hirshabelle.

Naga Dilo mardhow liiska Golaha wasiiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: