Wacaal daray ah: Madaxweynaha Hiirshabeele oo isku shaandhayn Golihii wasiiradda ku sameyeey

Wacaal daray ah: Madaxweynaha Hiirshabeele oo isku shaandhayn Golihii wasiiradda ku sameyeey

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada waxaana hadda ka socda xarunta madaxtooyada Hirshabelle ku dhowaaqista golaha cusub ee Wasiirada.

Madaxweyne Waare ayaa hore u sheegay in uu dhisayo dowlad ka kooban xildhibaano iyo xubno kale oo laga soo xulay beelaha dega Hirshabelle.

Naga Dilo mardhow liiska Golaha wasiiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com