Aabe Codsaday in Gabadhiisa oo Xanuunsan loogu qaado Cafimaad dibada ah (dhegayso/sawiro)

HomeWararka

Aabe Codsaday in Gabadhiisa oo Xanuunsan loogu qaado Cafimaad dibada ah (dhegayso/sawiro)

Aabe Soomaaliyeed oo ku nool Caabudwaaq ayaa codsadey in Caafimaad dibadda ah loogu qaado gabadhiisa oo uu haleelay Cudurka Kansarka. Abaha ayaa s

Maamulka Somaliland oo War cusub ka soo saaray Covid19
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo soo saaray Jadwalka Cusub ee doorashada Aqalka Hoose
Madaxweyne Axmed Qoorqoor Oo Warbixin Iyo Xogo Amni Ka Dhageystay Saraakiil Ciidan

Aabe Soomaaliyeed oo ku nool Caabudwaaq ayaa codsadey in Caafimaad dibadda ah loogu qaado gabadhiisa oo uu haleelay Cudurka Kansarka.

Abaha ayaa shacabka somaliyeed ee dalka iyo dibada ka dalbaday in la caawiyo oo wixii loo awoodo loo sameeyo si cafimaad dhinaca dibada ah gabadhiisa lagu qaado.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: