Musharrax Dr Bashiir Maxmed Xuseen oo Garoowe kaga dhawaqay musharraxnimadiisa (dhegayso)

HomeWararka

Musharrax Dr Bashiir Maxmed Xuseen oo Garoowe kaga dhawaqay musharraxnimadiisa (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa xalay kaga dhawaaqay inuu yahay musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Dr Bashiir Maxmed Xuseen. Munaasabada shaacinta Musharraxnimadiisa ayaa waxaa kaso qayb galay Aqoonyahano,dhalinyaro,Haween,Nabadoono iyo Qaybaha kala duwan ee bulshadda Caasimadda Puntland. Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa warbixintan Garoowe kasoo diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c110f63020100895fde8cd3/Warbxinta+Shaacinta+Musaraxnimo+ee+Dr+Bashiir+Maxmed+Xusein+By+cXakiin+Xusein+Xassan++%282%29.mp3

Muqdisho: Tallaagad Baraf oo loo adeegsado Maydka in la geliyo
Mid Ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka
Dowladda Itoobiya oo beenisay War laga baahiyey Abiy Axmed & Uhuru Kenyatta

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa xalay kaga dhawaaqay inuu yahay musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Dr Bashiir Maxmed Xuseen.

Munaasabada shaacinta Musharraxnimadiisa ayaa waxaa kaso qayb galay Aqoonyahano,dhalinyaro,Haween,Nabadoono iyo Qaybaha kala duwan ee bulshadda Caasimadda Puntland.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa warbixintan Garoowe kasoo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: