HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 15 Oct, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in wax badan aysan u qabsoomin Dawladiisa mudadii ay jirtey, Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo sheegay in shacabka Puntland dhowaan loo diray fariimo amaanka lagu khalkhal gelinayo, Wasaaradda Amniga Puntland oo musharaxiinta uga digtey ilaali badan & hub caasimada lala yimaado, Musharaxiin u hambaleeyey shacabka kuna baaqay in cidamada amaanka gacan lasiiyo.

Midowga Afrika oo boggaadiyey magcaaista ra?isal wasaaraha dhowaan la magcaabay ee Soomaaliya
DHEGEYSO-Galmudug oo kahadashay qaraxyadii kadhacay waqooyiga Galkacyo.
Ururka Midnimo oo Xukuumadda Puntland ugu baaqay inay wada hadal ka gasho mudo kororsiga (Dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in wax badan aysan u qabsoomin Dawladiisa mudadii ay jirtey, Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo sheegay in shacabka Puntland dhowaan loo diray fariimo amaanka lagu khalkhal gelinayo, Wasaaradda Amniga Puntland oo musharaxiinta uga digtey ilaali badan & hub caasimada lala yimaado, Musharaxiin u hambaleeyey shacabka kuna baaqay in cidamada amaanka gacan lasiiyo.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: