
Maamulka iyo shaqaalaha radio Daljir ayaa hanbalyada Ciidul Adxaa u diray umada muslimiinta iyo eheladooda kala duwan, Barnaamijkan hoose oo ah mid gaar ah ayaa waxaa ka qayb gelaya shaqaalaha idaacada ee xaruumaha Garoowe, Boosaaso, Buuhoodle iyo Caabudwaaq.
Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji oo daljir ka tirsan ayaa diyaariyey barnaamijka ee dhegeysi wacan.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
FAALLOOYIN & FALCELIN