DHEGEYSO-Galmudug oo kahadashay qaraxyadii kadhacay waqooyiga Galkacyo.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi  ayaa Cambaareeyay Weerarkii  ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Khaare kala duwan oo Naf iyo Maalba leh.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey dhibka loogugaystay qaraxyadii maanta ka dhacay gudaha Magalada Gaalkacyo ayaga oo aan waxba ku Muteeysan gaar ahaan Shacabka Reer Puntland ayuu tacsi u diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com