Madaxweyne Farmaajo ” Waa muhiim in dal walba aan ka leenahay Siyaasad Cad (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo ” Waa muhiim in dal walba aan ka leenahay Siyaasad Cad (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qiray in  Siyaasada Arrimaha Dibada ee dowladdiisu ay aad u hoosayso loona baahan yahay in ay dowladdu ay ka yeelato Siya

Dacwaddii madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo baaqatay (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Maraykanka oo Weraaro ka fuliyaay Gobalka Shabeelaha Hoose

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qiray in  Siyaasada Arrimaha Dibada ee dowladdiisu ay aad u hoosayso loona baahan yahay in ay dowladdu ay ka yeelato Siyaasad cad isbadalka wayn ee ka dhacay geeska Afrika iyo culska ka so wajahay wadamada khaliijka .

Wasiirka wasaarada arimaha dibada ayuu ku amray in wasaaradiisu ay la timaado siyaasad qeexan oo la jaan qaada caalamka intiisa kale .

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dal walba ay dowladdu ka yeelato Siyaasad cad .

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Ceeb wayn ayay ahayd in warar iyo go,aamo anlaga fiirsan lagu dhaqaqo. Sida xirirki xumaday
    Ee canada iyo sucudiga u dhaxeye. O dowladu admodo inay sucudiga ku rali garay nayse. Tagto daye timada qabo farmajo

DISQUS: