Dacwaddii madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo baaqatay (Daawo)

Dacwaddii madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo baaqatay (Daawo)

Dacwad u dhaxaysay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Camey ayaa maanta baaqatay, iyadoo wariyeyaal katirsan radio Daljir oo booqday maxkamadda soo wariyay inaan saakay wax dacwad oo arrintaasi kusaabsan laga dheehan.

Madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa ayaa isku khilaafay guddiga uu magacaabay madaxwaynaha Puntland, iyadoona madaxwayne kuxigeenku si iskiis ah uu u magacaabay guddi kalle.

Warqad kasoo baxday madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa lagu hakiyay dacwadda oo markii horeba madaxwayne kuxigeenku uu gudbiyay.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com