Maraykanka oo Weraaro ka fuliyaay Gobalka Shabeelaha Hoose

HomeWararka

Maraykanka oo Weraaro ka fuliyaay Gobalka Shabeelaha Hoose

War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in ay weerar ka fuliyeen degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose. Weerarkaas

Golaha Ammaanka,”Alshabaab Waxay Kordhisey Weerarada Ay Ka Fuliso Muqdisho”
Qaar kamid ah dadkii ugu horeeyey ee soo istaagay markii dabku qabsaday Suuqa taywaanka
Galmudug oo war kasoo saartay shaqaalle lagu afduubtay Caabudwaaq

War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in ay weerar ka fuliyeen degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Weerarkaas ayey AFRICOM ku sheegeen in ay ku dileen labo ka mid ah xubnaha AL-shabaab,iyaga oo sheegay in howlgalkaas ay la kaashadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Mareykanku waxaa uu sheegay in weerarkaas uu dhacay 19kii Bishan islamarkaana ay dileen labo ka mid ah Al-shabab islamarkaana ay ku dhaawacmeen 3 kale.

War-saxaafadeedka ay soo saareen AFRICOM waxaa ay ku sheegeen in ay sii wadi doonaan howlgallada la oggolyahay ee ka dhanka ah Al-shabaab iyaga oo kaashanaya Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: