Madaxweyne Farmaajo ” Waa muhiim in dal walba aan ka leenahay Siyaasad Cad (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qiray in  Siyaasada Arrimaha Dibada ee dowladdiisu ay aad u hoosayso loona baahan yahay in ay dowladdu ay ka yeelato Siyaasad cad isbadalka wayn ee ka dhacay geeska Afrika iyo culska ka so wajahay wadamada khaliijka .

Wasiirka wasaarada arimaha dibada ayuu ku amray in wasaaradiisu ay la timaado siyaasad qeexan oo la jaan qaada caalamka intiisa kale .

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dal walba ay dowladdu ka yeelato Siyaasad cad .

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Madaxweyne Farmaajo ” Waa muhiim in dal walba aan ka leenahay Siyaasad Cad (dhegayso)”

  1. Yoji

    Ceeb wayn ayay ahayd in warar iyo go,aamo anlaga fiirsan lagu dhaqaqo. Sida xirirki xumaday
    Ee canada iyo sucudiga u dhaxeye. O dowladu admodo inay sucudiga ku rali garay nayse. Tagto daye timada qabo farmajo

U Jawaab Yoji Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com