Wacaal daray ah: Turkiga oo sheegay in ay hayaan caddaymo horleh oo ku saabsan qaabkii loo dilay wariye  Jamaal Khashoggi

HomeWararka

Wacaal daray ah: Turkiga oo sheegay in ay hayaan caddaymo horleh oo ku saabsan qaabkii loo dilay wariye  Jamaal Khashoggi

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee  dalka Turkiga. Mevlut Cavusoglu ayaa warbaahinta dalkaasi Turkiga u sheegay  inay Caalamka u soo bandhigi doonaan Natiij

Sidee looga ciiday maanta wadamada Islaamka?
Golaha Ammaanka oo ka digey colaad hor leh oo ka dhacda Gobolka Tigray
Madaxwayne Farmaajo oo saakay kusii jeeda Afgooye

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee  dalka Turkiga. Mevlut Cavusoglu ayaa warbaahinta dalkaasi Turkiga u sheegay  inay Caalamka u soo bandhigi doonaan Natiijadda baaritaankoodii  ku aadanaa dilkii wariye  Jamaal Khashoggi.

Waxa uu sheegay Wasirka in ay gacanta ku hayaan cadaymo rasmi ah oo muujinaya qaabki foosha xumaa ee loo dilay Jamaal Khashoggi, ayna la wadaagi donaan Natiijada baaritaanka beesha caalamka .

Dilka wariye Jamaal Khashoggi ayaa waxaa aad looga hadal hayaa caalamka oo idil ,waxaana socda cadaadiska lagu hayo dowladda Sacuuduga  .

Wariye Jamaal ayaa   2-dii October ee sanadkan  lagu dilay Qunsulliyada Sacuudiga ee magaallada Istanbul ee dalka Turkiga.

Daljir kala soco wararka Jamaal Khashoggi, geeri iyo nololba.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: