Weerar lagu qaaday guri guddoomiye oo ku yaala Baydhabo

HomeWararka

Weerar lagu qaaday guri guddoomiye oo ku yaala Baydhabo

Weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu weeraray guriga guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Baay ayaa sababay dhaawaca laba ruux. Mid ka

Dilal ka dhacay Saaxo iyo Wasaaradda Amniga Galmudug oo Baafisay Magacyada Dilayaasha
Ciidamadda Booliska oo Muqdisho howlgal ka sameyeey soona qabtay Minooyin iyo hub (Sawiro)
Shirweynihii Saddexaad ee Jaamacadaha Puntland oo la soo Afmeeray (dhegayso)

Weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu weeraray guriga guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Baay ayaa sababay dhaawaca laba ruux.

Mid ka mid ah dadka dhaawacmay waxaa uu ahaa askari ilaalo u ah guddoomiyaha ururka haweenka, waxaana midka kalle ay ahayd gabar guriga joogtay.

Kooxihii weerarka gaystay ayaa baxsaday, sida saraakiisha ammaanka ay sheegeen.

Doorashada madaxwaynaha ayaa ololihiisa uu kasocdaa Baydhabo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: