Weerar lagu qaaday guri guddoomiye oo ku yaala Baydhabo

Weerar lagu qaaday guri guddoomiye oo ku yaala Baydhabo

Weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu weeraray guriga guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Baay ayaa sababay dhaawaca laba ruux.

Mid ka mid ah dadka dhaawacmay waxaa uu ahaa askari ilaalo u ah guddoomiyaha ururka haweenka, waxaana midka kalle ay ahayd gabar guriga joogtay.

Kooxihii weerarka gaystay ayaa baxsaday, sida saraakiisha ammaanka ay sheegeen.

Doorashada madaxwaynaha ayaa ololihiisa uu kasocdaa Baydhabo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com