Macalimiin lagu dilay Mandheera

HomeWararka

Macalimiin lagu dilay Mandheera

Laba macalin ayaa lagu dilay dugsi ku yaala magaalada Mandheera ee Kenya, waxaana masuuliyadda dilka sheegtay Al-shabaab. Afhayeenka Al-shabaab Cab

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Taxanaha shirarkii looga hadlay doorashada iyo heshiisyadii laga gaaray ee aan la fulin (Akhriso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Laba macalin ayaa lagu dilay dugsi ku yaala magaalada Mandheera ee Kenya, waxaana masuuliyadda dilka sheegtay Al-shabaab.

Afhayeenka Al-shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa u sheegay Reuters inay dileen macalimiin aan muslim ahayn, sida uu hadalka u dhigay.

Macalimiinta ayaa maydadkooda oo gubtay la helay, kaasi oo ka dhashay qarax.

Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa baaritaano ka wada magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: