Garoowe oo laga hirgaliyeey boosteejon laga raaco gadiidka dadweynaha (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe oo laga hirgaliyeey boosteejon laga raaco gadiidka dadweynaha (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland oo sanadihii u dambeyeey samaynaysay hormar dhinaca dhismaha ah ,ayaa maamulka Cusub ee degmadda Garoowe wuxuu markii ugu horeysay ka hirgaliyeey boosteejooyin laga raaco Gawaarida dadweynaha sidaa Basaaska iyo Bajaajta. Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bacd76d04010081531e5a7b/warbixinta+Boosteejooyinka+Laga+Hirgeliyey+Garoowe+Sax.MP3

Madaxweyne Axmed Qoorqoor Oo Warbixin Iyo Xogo Amni Ka Dhageystay Saraakiil Ciidan
Maraykanka oo markale jawaab ka bixiyey weerarkii Ceel-baraf
Madaxweyne Farmaajo oo markale eedeen u jeediyay madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland oo sanadihii u dambeyeey samaynaysay hormar dhinaca dhismaha ah ,ayaa maamulka Cusub ee degmadda Garoowe wuxuu markii ugu horeysay ka hirgaliyeey boosteejooyin laga raaco Gawaarida dadweynaha sidaa Basaaska iyo Bajaajta.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: