Guddiga Amniga gobalka Bari oo shaqsiyad usoo qabtay dilaal kadhacay Bosaaso (dhegayso)

Guddiga Amniga gobalka Bari oo shaqsiyad usoo qabtay dilaal kadhacay Bosaaso (dhegayso)

Iyado maalmihii u dambeyeey Magaalo Ganacsiga Boosaaso dilaal kala duwan ay kadhaceen magaaladdas ayaa Guddiga Amniga Gobalka bari oo maanta warbaahinta kula hadlay Bosaaso waxay shegeen inay dad usoo qab qabteen dilaalkas,iyago sheegay inay sido kale ku raadjogan dad kale oo la tuhmayo.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com