Garoowe oo laga hirgaliyeey boosteejon laga raaco gadiidka dadweynaha (dhegayso)

Garoowe oo laga hirgaliyeey boosteejon laga raaco gadiidka dadweynaha (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland oo sanadihii u dambeyeey samaynaysay hormar dhinaca dhismaha ah ,ayaa maamulka Cusub ee degmadda Garoowe wuxuu markii ugu horeysay ka hirgaliyeey boosteejooyin laga raaco Gawaarida dadweynaha sidaa Basaaska iyo Bajaajta.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com