Boob iyo rabshado kajira Addisababa

HomeWararka

Boob iyo rabshado kajira Addisababa

Rabshado iyo boob ayaa kadhacay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Wakaaladda wararka reuters ayaa sheegtay 23qof inay ku geeriyoodee

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku daahfuray bandhiga carwada ganacsiga Jubaland (dhegayso)
Biyo la’aan ba’an oo ka jirta Jigjiga
Muqdisho oo la geyeey qaar kamid ah dhawacyadii dagaalka Laascanood (Sawiro)

Rabshado iyo boob ayaa kadhacay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Wakaaladda wararka reuters ayaa sheegtay 23qof inay ku geeriyoodeen dagaal labadii maalmood ee lasoo dhaafay kadhacay Addisababa, dad kasoo jeeda qowiyadda Oromada ayaa faasas ku weeraray goobo ganacsi oo ku yaala magaalada Addisababa oo kasoo jeeda qowmiyadaha tirada yar ee dalkaasi.

Rabshadahan ayaa saamayn ku keenay ganacsiga magaalada Addisababa qaybo ka mid ah, waxaana ay ay kusoo beegmaysaa xilli hogamiyihii jamhadda Oromada uu ku gaaray Addisababa.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: