Biyo la’aan ba’an oo ka jirta Jigjiga

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Biyo la’aan ba’an oo ka jirta Jigjiga

Jigjiga iyo labaatankeeda xaafadood waxaa mar kale soo foodsaaray biyo la'aan baahsan, timidna kaddib markii uu gudhay biyoxidheenkii weynaa ee duleed

SAHANKA DALJIR & DDS: WARAYSIYO WARBIXINO IYO SHEEKOOYIN KUXIISO GALIYA LA SOCO| Daawo Horudhacan kooban)
MUNAASABADA MAALINTA NABADA OO JIGJIGA LAGA XUSAY
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo labbis Oromo uga qaybgaley maalinka xuska qowmiyadaha Itoobiya

Jigjiga iyo labaatankeeda xaafadood waxaa mar kale soo foodsaaray biyo la’aan baahsan, timidna kaddib markii uu gudhay biyoxidheenkii weynaa ee duleedka Jigjiga. Biyoxidheenka ayaa looga dhaaminjiray Jigjiga iyo tuulooyinka nawaaxigeeda oo ceelashooda biyuhu aan wax dayactir ah lagu samaynin muddo kor u dhaafeysa labo sannadood.

Biyo la’aantan Jigjiga ayaa ah saameyn daran ku yeelatay guud ahaanba Jigjiga iyo deegaanada ka agdhow.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: