Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku daahfuray bandhiga carwada ganacsiga Jubaland (dhegayso)

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku daahfuray bandhiga carwada ganacsiga Jubaland (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta Kismaayo ku daah furay Bandiga Carwada ganacsiga Jubaland,kadib shir ka furmay magaaladda Kismaayo ,waxaana kaso qayb galay masuuliyiin Ganacsato.

Axmed madoobe oo khudbad kajeediyeey daahfurka Carwada ayaa ka hadlay Ganacsiga iyo hormarka degaanadda Jubbaland iyo doorka Ganacsatadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com