Yuusuf Luul: Kheyraadka badda iyo sida Soomaali uga dheg-daboolantahay ugana macaluulsantahay (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Yuusuf Luul: Kheyraadka badda iyo sida Soomaali uga dheg-daboolantahay ugana macaluulsantahay (dhegayso)

Soomaaliya waa dalka ugu xeebta dheer qaaradda Afrika, kheyraad badanna waa lagu kuunyaa baddaas, dadkuna ma tiro badna, laakiin aqoon durugsan iyo wa

Talada aan soojeedinay waa in laga baaqsado dhib danbe oo dhacda
Nabadda Gaalkacyo Warbaahintu kama aysan Qaadan Door Nabadeed
Turkiga: “Xubnaha jirkii Khashoggi waa la jarjaray kaddibna waa la qariyey, Sucuudiguna daacad kama aha baaritaanka dilka”

Soomaaliya waa dalka ugu xeebta dheer qaaradda Afrika, kheyraad badanna waa lagu kuunyaa baddaas, dadkuna ma tiro badna, laakiin aqoon durugsan iyo wacyigelin dowlo ma leh si ay kheyraadkaas uga faa’iideystaan.

Haddaba xaggee bay Soomaalidu ka dheg-daboolantahay, maxaa se diidan in ay u dareeraan ka faa’iideysiga kheyraadka badda. Su’aashaas iyo kuwo kale waxa aan weydiinay Yusuf Abshir Xirsi (Yuusuf Luul), oo muddo dheer ka shaqayneyey kaganacsiga kalluunka.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: