Yuusuf Luul: Kheyraadka badda iyo sida Soomaali uga dheg-daboolantahay ugana macaluulsantahay (dhegayso)

Soomaaliya waa dalka ugu xeebta dheer qaaradda Afrika, kheyraad badanna waa lagu kuunyaa baddaas, dadkuna ma tiro badna, laakiin aqoon durugsan iyo wacyigelin dowlo ma leh si ay kheyraadkaas uga faa’iideystaan.

Haddaba xaggee bay Soomaalidu ka dheg-daboolantahay, maxaa se diidan in ay u dareeraan ka faa’iideysiga kheyraadka badda. Su’aashaas iyo kuwo kale waxa aan weydiinay Yusuf Abshir Xirsi (Yuusuf Luul), oo muddo dheer ka shaqayneyey kaganacsiga kalluunka.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com