Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Sare-u-kaca qiimaha xoolaha ee saylada Bosaaso (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Sare-u-kaca qiimaha xoolaha ee saylada Bosaaso (dhegayso)

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, waxaana  maanta  looga dooday sare-u-kaca ku yimid qiimaha xoolaha iyo Suuqyada Hilibka oo maanta haawanayey .

Hadaba wariye Xasan Heykal ayaa  Bosaaso ka soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com