Muqdisho: Nin Bar Ciidamada ammaanka ku weeraray Toori oo la toogtay (dhegayso)

HomeWararka

Muqdisho: Nin Bar Ciidamada ammaanka ku weeraray Toori oo la toogtay (dhegayso)

Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Soomalaiya ayaa Tooga sho ku dilay Nin Mindi ku hubaysnaa oo sida la sheegay toorey ku soo weraray Bar kaantaroo

Greek: Cunug Yar oo ku dhintay Badda dusheeda
Xeerka Dhaqanka: Haddii Nabaddoonadu talada doorashada Xildhibaanka isla keeni waayaan talada iyo guddoonka yaa leh? (dhegayso)
France: Nin hal qof ku dilay labo kale ku dhaawacay

Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Soomalaiya ayaa Tooga sho ku dilay Nin Mindi ku hubaysnaa oo sida la sheegay toorey ku soo weraray Bar kaantarool oo ay ku sugnaayeen Cidamada DFS.

Ciidamada ayaa toogtay Ninkan oo la sheegay in madaxa lagaga jiray , Saraakiisha cidamada ayaa sheegay in ay kiiskan baaritaan ku samayn doonaan .

Hadaba sida ay wax u dhaceen ayaa waxaan ka waraysanay Wariyaha daljir ee Magaalada Muqdisho C/raxmaan waabari , Faadumo dagan daahir ayuu uwaramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: