Muqdisho: Nin Bar Ciidamada ammaanka ku weeraray Toori oo la toogtay (dhegayso)

Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Soomalaiya ayaa Tooga sho ku dilay Nin Mindi ku hubaysnaa oo sida la sheegay toorey ku soo weraray Bar kaantarool oo ay ku sugnaayeen Cidamada DFS.

Ciidamada ayaa toogtay Ninkan oo la sheegay in madaxa lagaga jiray , Saraakiisha cidamada ayaa sheegay in ay kiiskan baaritaan ku samayn doonaan .

Hadaba sida ay wax u dhaceen ayaa waxaan ka waraysanay Wariyaha daljir ee Magaalada Muqdisho C/raxmaan waabari , Faadumo dagan daahir ayuu uwaramay .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com