Shacabka magaalada Bosaso oo ku baaqay in la dhiiri geliyo wax soo saarka dalka (dhegayso)

Shacabka magaalada Bosaso oo ku baaqay in la dhiiri geliyo wax soo saarka dalka (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaaso oo ka qayb qaadanaya Barnaamijka Muuqaalka Bulshada  oo looga hadlayay  maanta kor uqaadista wax soo saarka dalka iyo shaqo abuurka dhalinyarada  ayaa dowladda iyo ganacsatada ugu baaqay in xooga lasaaro lana dhiiri galiyao wax soo saarka dalka sida Beeraha iyo warshadah ,si dhalinyarada ay shaqo abuur ugu noqoto oo ay uga baaqsadaan tahriibta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com