Qiimaha uu leeyahay “Cafiska” oo Muqdisho lagu qabanayo (dhegayso)

Qiimaha uu leeyahay “Cafiska” oo Muqdisho lagu qabanayo (dhegayso)

“Cafisku waa caafimaad”
Soomaaliyaa iyo meelo badan oo caalamka ah waxaa maanta kadhacaya munaasabado lagu maamuusayo maalinta cafiska  taasoo oo ay soo qabanqaabiyeen dad iskood isku xilqaamay, kuwaas oo ujeedadooda ku sheegeen in dadka Soomaliyeed ee wax kala tirsanaya ay iscafiyaan.
Hadaba Wali Xaashi oo ah aasaasaha barnaamijka cafis ayaan ka wareysanay waxyaabaha ku kalifay inay barnaamijkaan Aasaasaan iyo ujeedada ay kaleeyihiin.
Hoos kadhegayso Aamino Ladan Axmed Cali oo Wali Xaashi waraysatay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com