Xeerka Dhaqanka: Haddii Nabaddoonadu talada doorashada Xildhibaanka isla keeni waayaan talada iyo guddoonka yaa leh? (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Xeerka Dhaqanka: Haddii Nabaddoonadu talada doorashada Xildhibaanka isla keeni waayaan talada iyo guddoonka yaa leh? (dhegayso)

Maxaad ka taqaan xeerka dhaqanka dhanka doorashooyinka Xildhibaanka heer Puntland iyo heer Gole Deegaan? Markii la dooranayo Xildhibaan Puntland, hadd

Abukar Arman: Yemen iyo Siyaasadda Ismiidaaminta ee Sacuudiga iyo Aamusnaanta Culimada Islaanka
Prof. Dhoollayare: “Sacuudigu Waligiis Soomaaliya wuxuu la Dabataagnaa Hagardaamo” (waraysi)
Xildhibaanada Maamulka KGS: “Shariif Xasan wuu Marinhabaabiyey Shuruucdii Maamulka, waxa uuna Samaystay Xeerar Isaga u Gaar ah” (dhegayso)

Maxaad ka taqaan xeerka dhaqanka dhanka doorashooyinka Xildhibaanka heer Puntland iyo heer Gole Deegaan? Markii la dooranayo Xildhibaan Puntland, haddii nabaddoonadu isla keeni waayaan talada doorashada xildhibaanka oo ay kala qaybsamaan, talo mideysanna ay u gudbin waayaan Isinka beesha, yaa markaas isku darsanaya talada iyo guddoonka, gudbinayana magaca Xildhibaanka beesha?

Su’aashaas waxaa ka jawaabaya Nabadoon Khalif aw-Cali. Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: