Site icon Radio Daljir

Xeerka Dhaqanka: Haddii Nabaddoonadu talada doorashada Xildhibaanka isla keeni waayaan talada iyo guddoonka yaa leh? (dhegayso)

Maxaad ka taqaan xeerka dhaqanka dhanka doorashooyinka Xildhibaanka heer Puntland iyo heer Gole Deegaan? Markii la dooranayo Xildhibaan Puntland, haddii nabaddoonadu isla keeni waayaan talada doorashada xildhibaanka oo ay kala qaybsamaan, talo mideysanna ay u gudbin waayaan Isinka beesha, yaa markaas isku darsanaya talada iyo guddoonka, gudbinayana magaca Xildhibaanka beesha?

Su’aashaas waxaa ka jawaabaya Nabadoon Khalif aw-Cali. Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c0ab4a70a01000ef4c94397/Xeerka+Saxiixa+Isinka+markii+nabadoonadu+iskhilaafaan+-+trimmed.mp3?_=1

 

Exit mobile version