Waxgaradka Lascanood oo ku dhawaaqay dagaal kadhan ah Somaliland & Kacdoon Cusub (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Lascanood oo ku dhawaaqay dagaal kadhan ah Somaliland & Kacdoon Cusub (dhegayso)

Waxgarad u hogaaminayo darwiish Caaqil Axmed Cabdi Gaas Cawke( Hoolif),oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood,ayaa ka hadlay Xaaladda gobalk

Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobay oo iska kaashanaya wax ka qabashada Abaaraha Soomaaliya
Shirweynihii Ururka SOMA oo Muqdisho ka furmay
Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya

Waxgarad u hogaaminayo darwiish Caaqil Axmed Cabdi Gaas Cawke( Hoolif),oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood,ayaa ka hadlay Xaaladda gobalka Sool iyo dhibaatada lagu hayo Shacabka Magaaladda Laascanood.

Cuuqaasha iyo Issimadda laascanood ayaa ku baaqay dagaal xoogan oo kadhan ah Maamulka Somaliland oo ay shegeen in caburin iyo caga juglayn uu ku hayo shacabka Magaaladda laascanood.

Dhinaca kale waxay fariin adag u direen Masuuliyiinta kasoo jeeda laascanood ee katirsan Maamulka Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: