Wasiir ku xigeenka Cafimaadka Puntland oo Daljir uga waramay Ciidamo Somaliland kaso goostay (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland D,r Faarax Maxamed Warsame oo Safar ku joogay maalmaha Degmada Taleex ayaa Radio daljir uga Waramay Cawa Ciidamo Soomaaliland ka tisanaa oo dhanka Puntland usoo goostay .

Wasiirka aya ka hadlay Safarkiisa Taleex waxyaabaha uu ku qotomo iyo soo dhaweynta loo sameyaay intay ku sugnayeen degaanadda Gobalka Sool ee Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com