Waxgaradka Lascanood oo ku dhawaaqay dagaal kadhan ah Somaliland & Kacdoon Cusub (dhegayso)

Waxgaradka Lascanood oo ku dhawaaqay dagaal kadhan ah Somaliland & Kacdoon Cusub (dhegayso)

Waxgarad u hogaaminayo darwiish Caaqil Axmed Cabdi Gaas Cawke( Hoolif),oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood,ayaa ka hadlay Xaaladda gobalka Sool iyo dhibaatada lagu hayo Shacabka Magaaladda Laascanood.

Cuuqaasha iyo Issimadda laascanood ayaa ku baaqay dagaal xoogan oo kadhan ah Maamulka Somaliland oo ay shegeen in caburin iyo caga juglayn uu ku hayo shacabka Magaaladda laascanood.

Dhinaca kale waxay fariin adag u direen Masuuliyiinta kasoo jeeda laascanood ee katirsan Maamulka Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com