Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

HomeWararka

Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay Dad isugu jiray la shaqeyn iyo kamid ahaanshiyaha Kooxda Daacish. Ninka Warbaahinta la tusiyay oo lagu Magacaabo Jaamac Xuseen Xasan uu katirsanaa Al-Shabaab, balse hadda uu kamid yahay Kooxda Daacish. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5adf5bbafd00003a4b88426d/war+waaberi+koox+daacish+lagu+eedeeyay+booliska+soo+bandhigayn+maanta+.mp3

Afhayeenka Isimada SSC, “Waxaanu goosanay in 17 Xildhibaan aan la qorin Baarlamaanka Puntland,
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay Miisaaniyada Galmudug 2021
Camey oo ka Qayb Galay Arday Jubbaland ah oo Deeq Waxbarasho ka helay Jaamacada PSU (dhegayso+Sawiro)

Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay Dad isugu jiray la shaqeyn iyo kamid ahaanshiyaha Kooxda Daacish.

Ninka Warbaahinta la tusiyay oo lagu Magacaabo Jaamac Xuseen Xasan uu katirsanaa Al-Shabaab, balse hadda uu kamid yahay Kooxda Daacish.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: