Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay Dad isugu jiray la shaqeyn iyo kamid ahaanshiyaha Kooxda Daacish.

Ninka Warbaahinta la tusiyay oo lagu Magacaabo Jaamac Xuseen Xasan uu katirsanaa Al-Shabaab, balse hadda uu kamid yahay Kooxda Daacish.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com