Camey oo ka Qayb Galay Arday Jubbaland ah oo Deeq Waxbarasho ka helay Jaamacada PSU (dhegayso+Sawiro)

Camey oo ka Qayb Galay Arday Jubbaland ah oo Deeq Waxbarasho ka helay Jaamacada PSU (dhegayso+Sawiro)

Garowe Caasimadda Puntland Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa kaga qayb galay Munaasabad balaaran ,taas oo arday gaaraysa 22 arday oo jubbaland kayimid deeq waxbarashana ka helay jaamacadda Puntland State Unaversty ee magaaladda Garowe.

Dhaqaalaha kubaxaya Deeqda waxbarasho ee Ardayda Jubbaland kasoo jeeda waxa bixinaysa Hay’adda UNDP,waxaaana Munaasabada ku sugnaa masuuliyin kasocota Puntland oo uu kamid yahay Camey ,Maamulka Jaamacada,Ardayda ,iyo waalidinta Ardayda Deeqda waxbarasho hellay.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in Ardaydan deeqda waxbarasho heshay ay fursad u tahay ,isla markaana looga bahanyahay inay ka fa’idaystaan Fursadan qaaliga ah.

dhegayso codka Camey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com