Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka faalooday sababaha dalka uu u jahwareersanyahay (daawo)

HomeWararka

Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka faalooday sababaha dalka uu u jahwareersanyahay (daawo)

Xaaji Maxamed Yaasiin oo horay isku sharaxay jagada madaxwaynaha ee dalka Soomaaliya, sidoo kalena ah ganacade ayaa ka hadlay sabbaha uu wali burburka uu uga jiro dalka Soomaaliya oo beri hore ahaan jiray wadan saamayn ku lahaa caalamka. Xaajiga ayaa sheegay dhibaatooyinka ugu waawayn ee dalka inay yihiin masiibo iyo dulmi horay dalka uga dhacay.

Madaxweyne Geelle oo amaanay nabadda iyo is-dhexgalka Wadamada Geeska Afrika ka socda
Shir ku saabsan sharciga Socdaalka oo Muqdisho ka furmay maanta Dhegayso+Sawiro
Muxuu Farmaajo Kala Hadlay Soomaalida Deggan Masar (dhegayso)

Xaaji Maxamed Yaasiin oo horay isku sharaxay jagada madaxwaynaha ee dalka Soomaaliya, sidoo kalena ah ganacade ayaa ka hadlay sabbaha uu wali burburka uu uga jiro dalka Soomaaliya oo beri hore ahaan jiray wadan saamayn ku lahaa caalamka.

Xaajiga ayaa sheegay dhibaatooyinka ugu waawayn ee dalka inay yihiin masiibo iyo dulmi horay dalka uga dhacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: