Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka faalooday sababaha dalka uu u jahwareersanyahay (daawo)

Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka faalooday sababaha dalka uu u jahwareersanyahay (daawo)

Xaaji Maxamed Yaasiin oo horay isku sharaxay jagada madaxwaynaha ee dalka Soomaaliya, sidoo kalena ah ganacade ayaa ka hadlay sabbaha uu wali burburka uu uga jiro dalka Soomaaliya oo beri hore ahaan jiray wadan saamayn ku lahaa caalamka.

Xaajiga ayaa sheegay dhibaatooyinka ugu waawayn ee dalka inay yihiin masiibo iyo dulmi horay dalka uga dhacay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com