ARDAA Xalqaddii 46aad: Dimuqraadiyadda Puntland & nidaamka axsaabta Badan (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA Xalqaddii 46aad: Dimuqraadiyadda Puntland & nidaamka axsaabta Badan (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 46aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. A

Kulanka Haweenka – Taxanaha 12aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 70aad: Doorasho qof iyo cod ah maka qabsoomi kartaa dalka, dawladd dhexe se diyaar ma u tahay? (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 8aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 46aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa mawduuca la xiriira dimuqraadiyadda Puntland iyo meesha uu marayo nidaamka axsaabta ee Puntland, kaas oo ururadiisii la unkay dhawaan, lana maagganyahay in ay u sii tallaabaan heer xisbi intooda guulaysata, marka la gaaro doorashooyinka golayaasha deegaanka.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: