Kulanka Haweenka – Taxanaha 8aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 8aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 8aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kula

Warbixintii 3aad: Baarlamaan Noocee ah ayay maanta u baahantahay Puntland?
ARDAA Xalqaddii 47aad: Damaca Imaaraadka iyo dabacsanaanta Dowladda Soomaaliyeed (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 23aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 8aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: