Warbixintii 3aad: Baarlamaan Noocee ah ayay maanta u baahantahay Puntland?

Warbixintii 3aad ee Baarlamaanka, lana xiriirta Nooca Baarlamaan ee ay tahay in dalka loo soo xulo.

Deegaanno kala duwan oo Puntland ah waxaa haatan ka so socdo galaangalka xulidda xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ee baddelaya kuwa haadan xil-hayntooda xasaanadeed ay dhammaadka tahay.
Sida caadiga ahna awoodda soo xulitaan ee xildhibaannada Baarlamaana Puntland waa mid ay leeyihiin Issimadu.
Haddaba Baarlamaan Noocee ah ayay Puntland u baahantahay in loo soo xulo kalkaan doorasho?
Warbixin arrinkaasi ku saabsan, qaybna ka ah warbixinno xiriir ah oo uu Radio Daljir ka diyaarshay arrinkaasi Baarlamaan waxaa inoo soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo diyaarshay taxanayaashaasi warbixineed.

Posted

in

, ,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com