ARDAA Xalqaddii 70aad: Doorasho qof iyo cod ah maka qabsoomi kartaa dalka, dawladd dhexe se diyaar ma u tahay? (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 70aad: Doorasho qof iyo cod ah maka qabsoomi kartaa dalka, dawladd dhexe se diyaar ma u tahay? (dhegayso)

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Doorasho qof iyo cod ah maka qabsoomi kartaa dalka, dawladd dhexese diyaar ma u tahay?

Barnaamijka Xalqaddii 70aad waxaa ka soo jeedinaya istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq wariye Cabdifataax Cumar Geedi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com