Kulanka Haweenka – Taxanaha 12aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 12aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 12aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

ARDAA: Xalqaddii 41aad ee ARDAA iyo Maroorsanaanta Dowladnimo ee Soomaaliya (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 61aad:Dulucda Shirkii Maagashiga Puntland iyo Ahmiyadda Durugsan ee laga leeyahay.
ARDAA Xalqaddii 72aad: Xasilinta Caabudwaaq iyo qaadista Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 12aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: