Dowladda Soomaaliya oo hay’adaha QM ugu yeertay shir kadhacaya Muqdisho

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo hay’adaha QM ugu yeertay shir kadhacaya Muqdisho

Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga ee dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay dhowaan shir looga hadlayo maalgashiga Soomaaliya.

Gudddiga Dhismaha waddada Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyay (dhegayso)
Shabaab oo weeraray Saldhigii Af-urur ee ciidamada Puntland
jigjiga: Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar iyo musharixiinta Xisbiga Barwaaqo oo lagu soo dhaweeyey Dagmada Araarso (Sawirro)

Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga ee dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay dhowaan shir looga hadlayo maalgashiga Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay shirkan inay isugu yeereen QM iyo hay’adaha maalgashiga ee adduunka, isagoona xusay inay muhiimadda shirka tahay sidii khayraadka dalka looga faa’iidaysan lahaa oo loo maalgashan lahaa.

Wasiirka ayaa sheegay tani inay meesha ka saarayso shaqo la’ aanta dadka gaar ahaana dhalinyarada waxbaratay haysato, waxaana uu QM iyo dowladaha caalamiga uu ka socday inay kasoo qaybgalaan shirka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: