Shirka Madaxda Afrika ee Addisababa oo maanta lasoo xirayo

Shirka Madaxda Afrika ee Addisababa oo maanta lasoo xirayo

Shir madaxeedkii sodonaad ee madaxwaynayaasha dowladaha Afrika ee ku shirsan magaalada Addis ababa ayaa maanta la filayaa in lasoo gabagabeeyo.

Shirkan oo Soomaaliya uu uga qaybgalayo madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa diiradda lagu saarayaa musuqa.  badbaadinta Afrikaanka ku geeriyooda xeebaha Libya iyo Talyaaniga.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa shalay furitaankii shirka khudbad uu jeediyay waxaa uu uga hadlay dagalaalada Al-shabaab iyo horumarka dowladda Soomaaliya ay ka samaysay dhinacyada siyaasadda iyo maamulka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com