Gudddiga Dhismaha waddada Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyay (dhegayso)

Gudddiga Dhismaha waddada Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyay (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan deegaanka Bandarsalaam ayaa guddiga horumarinta dhismaha wadada laamiga ah ee degmada Burtinle ku wareejiyay deeq lacageed oo dhan 300 oo doolar.

Shacabku waxa ay sheegeen in awoodooda ay intaas noqotay maadaama uu deegaanka uu ka jiro jiilaal adag.

Guddiga ayaa dhankooda shacabka deegaanka bogaadiyo oo uga mahadceliyay sida ay uga soo qeyb qaateen dhismaha waddada.

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com